Hayada Ikhlaas ayaa iskuulkii Sadaxaad oo ay wax kubaranayaan caruur agoon ah waxay ka hirgalisay Baladwayne

ikhlaas

Hayada Ikhlaas Foundation ayaa iskuulkii Sadaxaad oo ay wax kubaranayaan caruur agoon ah waxay ka hirgalisay Magaalada Baladwayne ee Gobolka Hiiraan, xaruntaan ayaa waxaa ka barta arday kor udhaaftay 100 Araday.

Ardaydada agoonta ah ee Xaruntaan Magaalada baladwayne wax ku barta ayaa waxay sheegeen in laga Caawo Fasalada oo laweyneeyo,dhar, Buug Iyo Cunto, Macalimiinta ayaa waxay ka codsadeen Muslimiinta Iyo Hayada Ikhlaas inay caawimaad lala soo gaaro Ardaydaan madaama Baahiyo badan Jiraan.

Hayada Ikhlaas Foundation ayaa waxay ka hawl gashaa meelo badan oo kamida dalka Soomaliya wax qabadkooda ayaa waxaa kamida Biyaha,Cuntada,waxbarshada diinta Islaamka sida qaybinta Kitaabo quraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.