Xaflad balaaran oo lagu soo bandhigayay buug lamac baxay nabad doon ayaa lagu soo bandhigay magalada caabudwaaq

buug

Xaflad balaran oo lagu soo bandhigayay buug layirahdo nabad doon oo ay qortay qoraa da’yar oo lagu magacabo Hani daljecel ayaa waxaa lagu soo bandhigay Hotel salama ee magalada caabudwaaq waxaana kasoo qayb galay mamulka dagmada, Wasiro, Xildhibano katirsan galmudug ururada hawenka dhalinyarada ardada jamacada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magalada Caabudwaaq.

Kasoo qayb galayashi xaflada ayaa si wanagsan ugu mahadceliyay hani daljecel sida ay bandhigan uqabatay Sido Kale madaxdi kaso qayb gashay ayaa shegay in ay tahay Caabudwaq meel kuhaboon buugan oo qusayseeya Nabada.
Warbixintii Wariye Mahad Bashiir Cusmaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.