Hambalyo Aroos wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax, Cabdiqaadir hasan Cabdile & Shukri Jamac Xuseen

Waxaa Magaalada Kampala ee Dalka Ugandha Ka dhacay Arooskii Cabdiqaadir hasan Cabdile & Shukri Jamac Xuseen Waxaana Ilaahay looga baryayaa in ilaahay kadhigo kuwii isku waara ubad kheyr qabana allaha kala siiyo.

Waxaa Hambalyo aroos diraya Dadkaan Hoos Ku qoran Iyo Kuwa kale oo Badan oo halkaan lagu soo koobi Karin, hooyo Xawo cilmi jamac, Hodan Hirsi maxamud, Ayaan Jaamac Xuseen, Ilmo xasan cabdile oo kala ah guuled Deeqo Nasro Axmed cabdullahi Ubax Shamso Abdifitah, Saadam xasan cabdule, Fartuun Xasan Cabdulule, Cabdisalaan dhagajuun Cabdile, Faysal Dhagajuun Cabdile.

بَارَكَ اللهُ لَكَ، وَبَارَكَ عَلَيْكَ، وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْر

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.