Daawo:Jeneral Koronto oo sheegay inay bilaabeen Hawlgal Lagu Sugayo Aminga Wada Isku Xidha Jawhar & Balcad

koronto

Ciidamada Xooga Dalka Soomaliya ayaa waxay ka bilaabeen Hawgal lagu sugayo amaanka wadada udhaxaysa Jowhar Iyo Balcad waxaana saas sheegay Taliyaha Ciidanka Qaybta 27aad Jenaraal Maxamuud maxamed aadan Koronto waxuuna intaas ku daray inay bilaabeen jarida dhirta wadada dhinaceeda ku taala si aysan uGu dhuuban Kooxaha argagixisada alshabaab.

Generaal Koronto ayaa sheegay inay ciidamo Amisom Iyo kuwa ka socda Ciidamada Xooga dalka Soomaliya ah kuwaas oo ilaalinaaya dhaq dhaqaaqa shacabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.