Ciidamada Dowlada ayaa deegano cusub kala wareegay Alshabaab

ciidamo

Ciidamada dowladda ay saakay la wareegeen deegaanka Moqakori ee gobolka Hiiraan oo ay ku sugnaayeen dagaalyahanada Al-Shabaab.

Waxana la sheegay in halkaasi uu ka dhacay dagaal culus ugu dambeyna ay ciidamada dowladda laweegeen degaanka Moqakori.

Saraakiisha Militariga Soomaaliya ayaa sheegay in khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawacba la gaarsiyay Maleeshiyaadkii ALshabaab ku was oo caadeystay inay wax yeeleeyan Dadka shacabka ah ee Soomaaliyeed .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.