Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2018

No Image

Howlgalo habeenkii Labaad laga sameeyay magaalada Muqdisho

6th January 2018 admin 0

Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa habeenkii 2aad Howlgalo ka sameeyay xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho, waxaana lagu soo qabtay dhalinyaro ku dhaw 200 oo ruux. […]

Dilal saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha hoose

6th January 2018 admin 0

Kooxo hubeysan ayaa saacadihii la soo dhaafay dilal dad isugu jira shacab iyo ciidan ugu geestay degmada afgooye ee gobalka Shabeelaha Hoose sida ay xaqiijiyeen […]

Aadan Ducaale Barre oo Sheegay in Dhismaha darbiga kenya ay ku qasbeen Al-shabaab

6th January 2018 admin 0

Aaden Barre Ducaale, oo ah hogaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in dowladda Kenya ay ku qasbeen darbiga Dagaalamayaasha  Al-Shabaab. Waxaa […]

No Image

Daawo:Shiiq Cali Jiis oo Madaxda Dowlada Ka codsaday inaan Wasiir Bayle Laga badalin wasaarda maaliyada

6th January 2018 admin 0

Shiiq Cali Jiisa oo kamida  Culumada Soomaliiyeed ayaa mar uu ka hadlaayey Xafladii lagu soo bandhigaayey wax qabadkii dowlada Soomaliya ayaa waxuu ka codsaday Madaxda […]

gaas

Daawo:Madaxwaynaha Puntland oo kormeeray Garoonka diyaaradaha ee Garoowe kahor inta madaxwaynaha Soomaliya Xariga kajarin

5th January 2018 admin 0

Madaxwaynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kormeeray Garoonka diyaaradahaa magaalada Garoowe oo dhismihiisu soo gaba-geboobay. Kormeerka ayaa waxaa ku wehelinayay Wasiirka […]

dogobleh

Muuqaal:Soomaliland oo dumisay masjid kuyaal tuula dogobleh ee dagmada ceel afwayne

5th January 2018 admin 0

Tuulada Dogobleh oo katirsan Ceelafwayn ee gobolka Sanaag waxayna deegaan ahayd muda kabadan 40 Sano waxaana ku yaala Ceel biyood wayn oo la yiraahdo Dogobleh […]

goonjex

sanatar Cabdiwaxid gonjeex Wasiirka Cusub ee arimaha gudaha waxaan aqaanaa 49 sano

5th January 2018 admin 0
tabit

Gudoomiiyaha G.Banaadir Thaabit oo Garonka diyaaradaha Muqdisho kusoo dhaweeyey wasiikra arimaha Gudaha

5th January 2018 admin 0
jabuuti

Dad loo qabtay qarax ka dhacay Magaalada Buulo Burde

5th January 2018 admin 0

Wararka ka imaanaya magaalada Buula burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada ammaanku ay dad u qabteen qarax miino oo maanta ka dhacay Buula […]

wasiir

Daawo:Wasiirka Cusub ee wasaarada Arimaha Gudaha ayaa sheegay in lala shaqeeyo oo lagarab istaago

5th January 2018 admin 0

Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha gudaha Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda muqdisho waxuuna codsaday in lala shaqeeyo madaama qof kaligiis […]

wasiir

Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arimha Gudaha Soomaliya ayaa Maanta Muqdisho soo gaaray”Sawiro”

5th January 2018 admin 0

Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha gudaha Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda muqdisho, waxaana soo dhawaynta wasiirka Sabriye ka qayb qaatay […]

No Image

Haweeney qaliin loogu sameeyay Isbitaal ku yaala Muqdisho oo loo heesto lacagtii lagu daaweeyay.

5th January 2018 admin 0

Rooda Cali Gees waa gabar da’yar oo ka soo Barakcday dhibaatada ka jirta gobalka shabeelaha Hoose, gaar ahaan Toora-toorow waxay sheegtay in loo heesto lacag […]

wasiir

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya”Waxaan soo arkay dad aan 30 sano dowlad arkin”

5th January 2018 admin 0

Wasiirka qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo ayaa isagoo ku sugan Gobalka Sool ayaa sheegay in socdaal ku soo maray degmooyin bada oo ku yaala […]

Xeer-ilaaliye ku xigeenkii hore “Imaaraad Xiriir lama lihi waligeyna lama yeelan waa layga been sheegay”

5th January 2018 admin 0

Xeer-ilaaliye ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Axmed Cali Abuukar ayaa beeniyay in uu xiriir la leeyahay Dowladda Imaaraadka Carabta oo saameyn balaaran ku yeelatay Soomaaliya. […]

luga dheere

Jubbaland Oo Amaro Kusoo Rogay Gaadiidka Magaalada Kismaayo

5th January 2018 admin 0

Maaulka JubbaLand ayaa amar ku soo rogtay Gaadiidka Ka howlgalo Deegaanada maamulkaas uu ka arimiyo, Madaxwayne kuxigeenka labaad ee maamulka jubbaland Maxamed luga dheere Oo […]

Posts pagination

« 1 … 25 26 27 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes