Aadan Ducaale Barre oo Sheegay in Dhismaha darbiga kenya ay ku qasbeen Al-shabaab

Aaden Barre Ducaale, oo ah hogaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in dowladda Kenya ay ku qasbeen darbiga Dagaalamayaasha  Al-Shabaab.

Waxaa uu Shaaca ka qaaday  hadii laga adkaado Al-Shabaab, ama la ciribtiro, in dowladda Kenya ay joojin doonto derbiga,Balse ay sii waddi doonto tan iyo inta ay dhibaatada ka taagan tahay Soomaaliya.

Sidoo kale Waxaa uu Sheegay in Dowlada Kenya ay wado qorsho looga hortagayo Weerarada ka imaanaya Dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Murankaas ayaa ka dambeeyay  kadib markii Kenya ay dib u bilowday dhismaha derbi kala qeybiyaha xuduudda Soomaaliya iyo Kenya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.