Jubbaland Oo Amaro Kusoo Rogay Gaadiidka Magaalada Kismaayo

luga dheere

Maaulka JubbaLand ayaa amar ku soo rogtay Gaadiidka Ka howlgalo Deegaanada maamulkaas uu ka arimiyo, Madaxwayne kuxigeenka labaad ee maamulka jubbaland Maxamed luga dheere Oo warbaahinta La ladlay ayaa waxaa uu Sheegay In amaro ku soo rogeen gaadiidleyda gaar ahaan gawaarida aan sharciyeysneen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.