Xeer-ilaaliye ku xigeenkii hore “Imaaraad Xiriir lama lihi waligeyna lama yeelan waa layga been sheegay”

Xeer-ilaaliye ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Axmed Cali Abuukar ayaa beeniyay in uu xiriir la leeyahay Dowladda Imaaraadka Carabta oo saameyn balaaran ku yeelatay Soomaaliya.

Xeer-ilaaliyaha oo dhawaan Madaxweynaha Xilka ka qaaday ayaa sheegay in uusan waligiis xirii la yeelan Imaaraad, wararka laga sheegayna ay been yihiin sida uu u sheegay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.