Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya”Waxaan soo arkay dad aan 30 sano dowlad arkin”

wasiir

Wasiirka qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo ayaa isagoo ku sugan Gobalka Sool ayaa sheegay in socdaal ku soo maray degmooyin bada oo ku yaala Gobalada Sool iyo Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay in uu noqonayo Mas’uulkii ugu horeeyay 30 sano kadib oo halkaasi taga, kaas oo ka socda Dowlad dhexe oo Soomaaliya ka jirta, wasiir Jamaal ayaa  ka sheekayay Hor-marada iyo dhibaatada deegaanadaaasi ku soo arkay.

Halkaan ka dhageyso Wareysiga Wasiirka Qorsheynta iyo Hormarinta Soomaaliya Jamaal Maxamed xasan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.