Haweeney qaliin loogu sameeyay Isbitaal ku yaala Muqdisho oo loo heesto lacagtii lagu daaweeyay.

Rooda Cali Gees waa gabar da’yar oo ka soo Barakcday dhibaatada ka jirta gobalka shabeelaha Hoose, gaar ahaan Toora-toorow waxay sheegtay in loo heesto lacag dhan $900 oo qaliin loogu sameeyay Hooyadeed oo xanuunsan.

Qaliinka Hooyada oo daruuri ayaa Ramlo waxay sheegtay in Book loo furay si ay u bixiyaan Lacagta lagu leeyahay hadane ay u dhamaatay waqtigii jiifka Isbitaalka lacagtana markii la isku daray Daawada, Jiifka sariirta iyo Qaliinka ay noqotay $ 900 Ehel iyo qaraabana ay sheegtay in aysan waxba haysan kaliye ay usoo qaaraameyn lacag $ 100, oo kaliya. Qoyskaan ayaa taageero iyo garab ka codsaday dadka Soomaaliyeed oo wax heesta maadaama ay ku sii socoto lacagta Jiifka sariirta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.