Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arimha Gudaha Soomaliya ayaa Maanta Muqdisho soo gaaray”Sawiro”

wasiir

Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha gudaha Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda muqdisho, waxaana soo dhawaynta wasiirka Sabriye ka qayb qaatay Wasiiro ka tirsan Xukumadda Soomaaliya, Xildhibaano, Ra’iisul wasaarihii hore Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi, Gudoomiyaha gobolka banaadir bahda Saxaafadda iyo xubno kalo katirsan maamulka gobalka banaadir.
Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha gudaha somaaliya ayaa la filayaa dhawaan inuu xilkaasi kala wareego wasiirkii hore arimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax siciid Juxa oo shalay xilkaasi laga qaaday.
wsir

wasir

wasiir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.