Daawo:Madaxwaynaha Puntland oo kormeeray Garoonka diyaaradaha ee Garoowe kahor inta madaxwaynaha Soomaliya Xariga kajarin

gaas

Madaxwaynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kormeeray Garoonka diyaaradahaa magaalada Garoowe oo dhismihiisu soo gaba-geboobay.

Kormeerka ayaa waxaa ku wehelinayay Wasiirka Wasaaradda duulista iyo hawada ee Dowlad Goboleedka Puntland, Wasiir ku xigeenka Wasaaradaasi, Maamulka Gobolka Nugaal, kan Degmada Garoowe, mas’uuliyiin isugu jiray Wasiiro, Xildhibaanno, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland, iyo xubno kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.