Muuqaal:Soomaliland oo dumisay masjid kuyaal tuula dogobleh ee dagmada ceel afwayne

dogobleh

Tuulada Dogobleh oo katirsan Ceelafwayn ee gobolka Sanaag waxayna deegaan ahayd muda kabadan 40 Sano waxaana ku yaala Ceel biyood wayn oo la yiraahdo Dogobleh Maalin Maal maha kamida yaa waxaa magaaladii oo dhan Burburiyey askarta maamulka Soomaliland waxaana dhamaan dhulka la dhigay Masjidkii waynaa oo halkaas ku yaalay.

tuulada Dogobleh waxaa laga dhowran guri taagan maatadii halkaas daganayd ayaa Qoraxda Jiifa ayakoo wax cawimaad ah ka helin Maamulka Soomaliland lamana garanaayo waxa ku ka lifay in Deegaan dhan oo shacab Dagan yahay dhulka ladhigo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.