Daawo:Wasiirka Cusub ee wasaarada Arimaha Gudaha ayaa sheegay in lala shaqeeyo oo lagarab istaago

wasiir

Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha gudaha Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda muqdisho waxuuna codsaday in lala shaqeeyo madaama qof kaligiis wax qaban Karin ubaahan yahay talada shacabka soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.