Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2017

Siyaasi Cabdi Barre Maanta Soomaaliya Xasarad iyo in dib loo laabtoo uma baahna

28th December 2017 admin 0
muuse

Daawo:Xukuumadda Somaliland Oo Hadda Ka Hadashay Maamulka Hawada ee Somaliya Lagu Wareejiyay

28th December 2017 admin 0

Maamulka soomaliland ayaa ka hadlay Maamulka Hawada ee lagu wareejiyey Soomaliya ayakoo sheegay inaan la aqbali Karin Codsina udiray Qaramada midoobey.

axmed madoobe

Akhriso:Bahda Sportska iyo Xiriirka Kubada cagta ee G.Gedo oo Fariin adag U diray Madaxda Jubbaland

28th December 2017 admin 0

Gudiga Sportska iyo Xiriirka Kubada cagta ee Gobolka Gedo ayaa waxay War saxaafadeedka kazoo saareen Ciyaartooydii Gobolka Gedo ee looga tagay Magaalada Muqdisho kuwaas oo […]

garoowe

Waraysi Odayaasha Nugaal oo Baaq U diray Beelaha Cagaare ku dagaalamaya

28th December 2017 admin 0

Qaar kamid ah Waxgaradka Magaaladda Garowe ayaa Baaq Nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee Xurguftu ku dhexmarta Howdka gobalka sool. Caaqil siciid Cismaan Maxamuud […]

far

Daawo:Madaxweynaha ayaa xarigga ka jaray maanta Qalabka maamulka Hawada Soomaaliya muddo 27 sanno kaddib

28th December 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta cusub ee Maamulka Hawada Soomaaliya. Munaasabadda furitaanka xaruntaasi oo si heersare ah […]

axmed

Muqdisho, waxaa hada ka socota Xaflad lagu daahfurayo xarunta maamulka Hawada Soomaaliya oo 27sano kadib loo soo wareejinayo Muqdisho(SAWIRO)

28th December 2017 admin 0

Xafladda daahfurka oo hada ka socota Garoonka Diyaaradaha waxaa ka qeybgalaya Masuuliyiin ka tirsan Dowladda iyo metalayaal ka socda Beesha Caalamka. Wasiirka Gaadiidka  iyo Duulista […]

Shirka Gudoonka golaha shacabka iyo kuwa Maamul Gobaleedyada oo lagu Soo gabagabeyn doono baydhabo,Warmurtiyeedna laga soo saari doono.

28th December 2017 admin 0

Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari  Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta magalada Baydhabo ku soo gabagabeenaya Shirka Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya iyo kuwa Maamul  Goboleedyadda ka […]

Nabadoon Xalay lagu dilay degmada walaweyn ee gobalka Shabeelaha hoose

28th December 2017 admin 0

Wararka laga helayo  degmada Walaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe halkaasi lagu dilay Nabadoon Caanka ahaa degmadaas,sida ay sheegeen dadka […]

No Image

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Maanta ku wajahan Gobalka Sool.

28th December 2017 admin 0

Maanta oo khamiis ah  ayaa la filayaa in deegaandii lagu dagaalamay ee ka tirsan gobalka sool  uu u ambabaxo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi Xakiin […]

Jubbaland oo Madaxda Dalka ugu baaqday inay wax ka qabato darbiga ay kenya ka dhiseyso Soomaaliya.

28th December 2017 admin 0

Wasiirka Amniga jubbaland oo la hadlay warbaahinta   ayaa waxaa fahfaahin ka bixiyay  xiisada ka soo cusboonaatay  magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, kadib markii darbiga […]

QM oo sheegtay 6.2 Milyan qof in ay u baahan yihiin gargaar

28th December 2017 admin 0

Sannadkan sii dhamaanaya ee 2017 Malaayiin dad ah oo Soomaali ah ayaa ku barakacay iska hor imaadyo hubeysan iyo kuwa kale ayaa lagu dilay, laguna […]

No Image

Madaxweynaha Hirshabeelle”Culees badan ayay nagu haayaan Shabaab ka soo cararay duqeymaha Cirka oo soo gaaray Hirshabeelle”

28th December 2017 admin 0

Isagoo ka hadlayay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa sheegay in maamulkiisa uu culees badan kala kulmayo […]

Xaflad lagu daah furayo Xarunta laga Maamulayo Hawada Soomaaliya oo maanta lagu wado in ay ka dhacdo Muqdisho.

28th December 2017 admin 0

Diyaar garowgii u dambeeyay oo lagu Daah furayo Xafladda la wareegidda Maamulka Hawada Soomaaliya wax ka badan 27 sano kadib ayaa saakay ka socota magaalada […]

Gaari looga shakiyay in ay Qaraxyo ku rarnaayeen oo lagu duqeeyay duleedka M/Muqdisho.

28th December 2017 admin 0

Wararka laga helayo Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa soo sheegaya in xalay Diyaarado dagaal ay duqeeyeen Gaari ku soo socday magaalada Muqdisho,waxa ayna saraakiisha amaanka ay […]

galyr

Daawo:Dr Cali Khaliif oo sheegay in Somaliland fursadi ugu jirto hadii la fuliyo Heshiiska Khaatumo

28th December 2017 admin 0

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 37 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes