Daawo:Madaxweynaha ayaa xarigga ka jaray maanta Qalabka maamulka Hawada Soomaaliya muddo 27 sanno kaddib

far

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta cusub ee Maamulka Hawada Soomaaliya.

Munaasabadda furitaanka xaruntaasi oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda, Wasiirro, Xildhibaanno, iyo Saraakiil Ciidan.
Arrintan ayaa ku timid dadaal dheeraad ah oo xukuumadda Federaalku ku bixisay sidii xaruntaasi loogu soo wareejin lahaa dalka, iyadoo muddadii burburka ay xaruntaasi ku shaweyneysay magaalada Nairoobi.


axmed

axmed

far

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.