Waraysi Odayaasha Nugaal oo Baaq U diray Beelaha Cagaare ku dagaalamaya

garoowe

Qaar kamid ah Waxgaradka Magaaladda Garowe ayaa Baaq Nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee Xurguftu ku dhexmarta Howdka gobalka sool.

Caaqil siciid Cismaan Maxamuud oo kamid ah Caaqiladda Puntland ,gaar ahaan Garowe ayaa sheegay inay ugu baqayaan Beelaha isku haya Cagaare inay si deg deg ah u joojiyaan Colaada.

Dhinaca kale Wuxuu ugu baaqay waxgaradka Puntland inay u istaagan Colaadda joojinteeda,isago sheegay inay ka qayb qaadanayaan joojinta colaada u dhexaysa Beelaha walaala ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.