Akhriso:Bahda Sportska iyo Xiriirka Kubada cagta ee G.Gedo oo Fariin adag U diray Madaxda Jubbaland

axmed madoobe

Gudiga Sportska iyo Xiriirka Kubada cagta ee Gobolka Gedo ayaa waxay War saxaafadeedka kazoo saareen Ciyaartooydii Gobolka Gedo ee looga tagay Magaalada Muqdisho kuwaas oo si xun loola dhaqamay.

waxayna Maamulka Jubbaland uGu baaqaayo inay talaabo ka qadaan dadkii Ku lug lahaa tacadigi loo gaystay Ciyaartoydi Gobolka Gedo Ku matalaysay Xulka Jubbaland, talaabadaas oo ah in xilka laga wado qaado dhamaan xubnihi Ku lug lahaa gabood falka oo uu ugu Horeeyo Gudoomiyaha Xiriirka Kubada cagta ee Jubbaland Timojilic.
sport

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.