Muqdisho, waxaa hada ka socota Xaflad lagu daahfurayo xarunta maamulka Hawada Soomaaliya oo 27sano kadib loo soo wareejinayo Muqdisho(SAWIRO)

axmed

Xafladda daahfurka oo hada ka socota Garoonka Diyaaradaha waxaa ka qeybgalaya Masuuliyiin ka tirsan Dowladda iyo metalayaal ka socda Beesha Caalamka.

Wasiirka Gaadiidka  iyo Duulista Hawada  Oomaar, wuxu yiri “Hawada Soomaaliya  hadda waxaa laga maamulaa dalka Kenya,dhibaato badan ayay diyaaradaha ku qabaan,waxaana hadad bilownay inaan la soo wareegno qalab casri ah oo Nairobi yaalay.

Wixii ka danbeeya todobaadkaan waxaa hawada Soomaaliya laga maamuli doonaa magaalada Muqdish,waxaana mudo bil iyo bar aan ka badneyd si KMG ah u sii wada shaqeyn doono Xafiiska Nairobi iyo Muqdisho”

9

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.