Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2017

xildhibano

Maxaad kala socotaa shirkii labada gole ee xildhibaanada beelaha daarood ku Qabteen hotel Jaziira ee magaalada muqdisho.”Sawiro”

1st December 2017 admin 0

Xildhibaano Isugu jira labada aqal ee Baarlamaanka ayaa maanta ku kulmay hotel Jasiira Ee Magaalada Muqdisho waxayna shirkooda kaga hadleen xaalada siyaasada dalka iyo sida […]

alimra

Waxaa Magaalada Muqdisho kadhacay Seminar ay soo qabanqaabisay Jaamacadda Al-Imra International University oo lagu baranaayey PSYCHOLOGY AND COUNSELLING”Sawiro”

1st December 2017 admin 0

November 29,30/2017, Siminaar Soconayey Labo Maalmood oo ay soo qabanqaabisay Jaamacadda Caalamiga Al-Cimra, Al-Imra International University (AIU) , cinwaankiisuna ahaa PSYCHOLOGY AND COUNSELLING  ayaa lagu […]

madi

Raysawasare Kuxigeenka Dalka Soomaliya ayaa dib ugu soo laabtey

1st December 2017 admin 0

Raysawasaare Kuxigeenka Dalka Soomaliya iyo wafti balaaran oo ka gooban labada Gole ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu shir uga qayb galay […]

ciyaar

Daawo:Jubbaland oo Ka warbixisay Guuldaradii Ku timid qabashada Ciyaaraha Gobolada Dalka oo Muqdisho loo wareejiyey

1st December 2017 admin 0

Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Jubbaland ayaa waxay ka warbixiyeen Guuladaradii ku timid qabshada Ciyaaraha Gobolada Dalka Soomaaliyeed ee lagu waday in lagu qabto Magaalada Kismaayo […]

gaas

Daawo:Madaxweynaha Puntland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Garoowe ayaa ka warbixiyey Safarkiisii Itoobiya

1st December 2017 admin 0

Gudoomiyaasha Degmada Yaaqshiid iyo shibis oo Xaflad soo dhawayn iyo Dardaaran loogu sameeyey London”Sawiro”

1st December 2017 admin 0

waxaa Magaalada London ka dhacaday Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagusoo dhaweynayey gudoomiyashaa Degmooyinka Shibis Safiya sh Cali iyo Yaaqshiid Axmed […]

roobow

Daawo:Muqtaar Roobow ayaa si diiran Baydhabo Loogu soo dhaweeyey

1st December 2017 admin 0

Waxaa Goroonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo soo gaaray Sheekh Mukhtaar Roobaw Cali Abuu Mansuur oo Maalmihii Lasoo dhaafey Ku sugnaa Caasimada G/Bakool ee Xudur Wafdiga oo […]

galmudg

Wax ka ogow heshiiska galmudug & ehlusuna ee ugu socda dalka jabuuti

1st December 2017 admin 0

Wasiiro iyo xildhibaano ku sugan magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti, qeybna ka ah wada hadalka Galmudug iyo Ahlusuna ayaa Idaacadda Risaala waxa ay u sheegeen […]

Soomaaliya iyo Lithuania oo unkay Xiriir Diblomaasiyadeed

1st December 2017 admin 0

Dalalka Soomaaliya iyo Lithuania ayaa waxa ay ku heshiiyeen in ay abuuraan cilaaqaad diblomaasiyadeed oo dhex mara labada dal, sida uu bartiisa Facebooka ku soo […]

No Image

Daawo:Wasaaradda arrimaha gudaha ee jubbaland oo qabatay siminaar aqoon kororsi ah

1st December 2017 admin 0

Abuu Mansuur oo la kulmaya Shariif Xasan

1st December 2017 admin 0

Wadaadka Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo ku sugan degaanada Koonfur Galbeed gaar ahaan magaalada Xudur ayaa wuxuu halkaasi kulamo kula qaadanayaa saraakiisha Ciidamada […]

Guddoomiye Cawad oo Nairobi kula kulmay Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya (SAWIRRO)

1st December 2017 admin 0

Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahad Cabdalla Cawad, ayaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya kula kulmay hoggaamiyaha aqlabiyada […]

No Image

Puntland oo diyaarineysa qorshe lagu sugo amaanka Boosaaso.

1st December 2017 admin 0

Maamulka Gobalka Bari ee Puntland iyo Saraakiisha amaanka ee maamulkaasi ayaa ka shiraya sidii xal loogi heli lahaa amaanka magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari […]

Maamulka Gobalka Banaadir oo Amaro dul dhigay Ciidamada iyo Shacabka ku nool Muqdisho.

1st December 2017 admin 0

War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka gobalka Banaadir ayaa looga hadlay xaaladda amaan ee Magaalada Muqdisho waxaana sidoo kale Faah Faahin looga baxiyay kulankii ay shalay […]

In kabadan 70 Xildhibaan oo dalbaday in dib loogu Laabto Golaha Wasiirada ee Hirshabeelle.

1st December 2017 admin 0

Xildhibaan Maxamed C/raxmaan Khayrre oo ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in 71 Xildhibaan ay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle u gudbiyeen […]

Posts pagination

« 1 … 35 36 37 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes