Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2017

No Image

Dhageyso:Gudoomiyaha Degmada Balanbale Jaamac Xeyle ayaa sheegay Itoobiya inay xirtay Xuduuda

17th December 2017 admin 0

Muddo kabadan todobaad waxaa xiran Xuduuda Degmada balanbale ay la wadaagto dalka ethopia iyadoona saamayn wayn ay ka dhalatay Talaabadaasi, Maamulka magaalada balanbale ayaa ku […]

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya ayaa daahfuray Shirweynaha Qaran ee dhalinyarada Soomaaliyeed

17th December 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta furay shirweynaha qaran ee dhalinyarada Soomaaliyeed oo inta uu socdo diiradda lagu saari doono […]

muuday

Daawo:Wariye Maxamed Muudeey Oo Lagu Soo Dhaweeyay Muqdisho

17th December 2017 admin 0
xeeriliyaha

Maqal iyo Muuqaal Xeerilaaliyaha Qaranka oo Dalbaday in Xildhibanada laga qaado Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacanka

17th December 2017 admin 0

Xeerilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Dr Axmed Cali Daahir oo Maanta Shir Jiraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Guddoonka Sare ee Golaha Shacabka ay u […]

Deg deg xeer ilaaliyaha guud Ee qaranka oo si kulul uga hadlay Xildhiban lacag lagu soo siiyay duminta dawlada

17th December 2017 admin 0

Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Dr Axmed Cali daahir oo Goordhaweyd Shir jaraaid ku qabtey Xafiiskiisa ayaa sheegay in baaris lagu sameynayo Xildhibaano ka tirsan […]

cidaan

Cutubyo ka tirsan ciidanka Xooga dalka ayaa Baardheere tababar loo xiray

17th December 2017 admin 0

Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa tobabar loogu soo xiray Cutobyo ka tirsan Ciidaanka Xooga dalka Soomaliyeed qaybata 43aad, waxaana ka qayb galay xiritaanka Tobabarkaan […]

dhumaal

Wasaaradda Amniga oo qabatay kulan looga tashanaayo qorshaha booliska

17th December 2017 admin 0

Wasaaradda amniga Jubbaland ayaa qabatay kulan looga tashanaayo qorshaha booliska iyo is dhexgalka bulshada kaas oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo xarunta ku meel gaarka jubbland, […]

Booliska Soomaaliland oo baadi goobaya Fanaanka Nimcaan Hilaac.

17th December 2017 admin 0

Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliland ayaa magaalada Boorama ka baadi goobaya Fanaanka Nimcaan C/raxmaan Hilaac oo dhawaan ka laabtay Koofurta Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho. […]

Abuu Mansuur iyo Itoobiya oo ku heshiiyay ka fal celinta Weerarkii ay Shabaab ku dilayn Wiilka Abuu-Mansuur

17th December 2017 admin 0

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeyso safar deg deg ah uu Shiikh Mukhtaar Roobow Cali Abuu-mansuur ku tagay magaalada Xudur ee xarunta gobalka […]

muuday

Wariye Boqorka Bartamaha iyo Maxaas kale oo maanta laga soo daayay Itoobiya

17th December 2017 admin 0

Waxaa goor-dhaw Garoonka diyaaraha ee magaalada Nairobi ka degay Wariye Maxamed Aweys Muudey “Boqorka Bartamaha” tiro kale oo maxaabiis Soomaali ahaa kuwaas oo muddo dheer […]

Shir weynaha Dhalinyadda Soomaaliyeed oo Maanta lagu Qabanayo Muqdisho

17th December 2017 admin 0

Shir weeyne looga hadlayo Arrimaha dhalinyaradda Soomaaliyeed ayaa maanta ka furmaya Magaaladda muqdisho waxaana ka qayb galaya Masuuliyiin ka tirsan Dowladda federalka ah ee Soomaaliya […]

Fanaanka Soomaaliyeed ee Max’ed Axmed Qoomaal oo lagu xiray London.

17th December 2017 admin 0

Wargeyska Daily Mail ee kasoo baxa dalka Ingiriiska ayaa qoray in maxkamad Ingiriiska ku taala ay 15 bilood oo xabsi ah ku xukuntay fanaanka caanka […]

No Image

Xaflad Abaalmarino lagu gudoonsiinayay qaar kamid ah ardeyda Iskuulka Aayatiin ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq

17th December 2017 admin 0

Waxaa Magaalada Caabudwaq lagu qabtay Xaflad Abaalmarino lagu gudoonsiinayay qaar kamid ah ardeyda Iskuulka Aayatiin, Xafladaan ayaa waxaa kaso qayb galay Madaxa waxbarashada Degmada Caabudwaaq […]

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Khayre Dowladda Mareykanku ma aysan joojin taageerada dhanka amniga

16th December 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay hakinta dawladda Mareykanka ee gargaarkii ay siin jirtay qeyb kamid ah ciidanka Xoogga […]

xildhibaaan

Daawo.Xildhibanadii ka gadooday Maamulka jubbaland ayaa ku Baaqay in lala Xisabaatamo Axmed madoobe

16th December 2017 admin 0

Waxaa Magaalada kismaayo dib uGu soo laabatay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Jubbalandoo ee kagadooday Madaxada uGu sareysa ee jubbaland waxayna Kusugnaayeen Gobolka Gedo iyagoo halkaas […]

Posts pagination

« 1 … 16 17 18 … 37 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes