Daawo.Xildhibanadii ka gadooday Maamulka jubbaland ayaa ku Baaqay in lala Xisabaatamo Axmed madoobe

xildhibaaan

Waxaa Magaalada kismaayo dib uGu soo laabatay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Jubbalandoo ee kagadooday Madaxada uGu sareysa ee jubbaland waxayna Kusugnaayeen Gobolka Gedo iyagoo halkaas ugu maqnaa hawl shaqo iyagoo kulamo la lahaa Bulshada gobolka Gedo waxaana garoonka ku soo dhaweeyey xildhibaanada labo gole ee maamulka Jubbaland.

Xildhibanadaan oo tiradooda dhan tahay 15 Xildhibaan ayaa waxay war saxaafadeed ku qabteen Magaalada Kismaay waxaana u aqriyey Xildhibaan Axmed ismaaciil waxayna sheegeen waa in lala xisaab tamaa Madaxada uGu sareysa Jubbland madaama at gabeen Shaqadii loo idmaday.

jubalnd
jubalan

jubalad

jubalad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.