Wasaaradda Amniga oo qabatay kulan looga tashanaayo qorshaha booliska

dhumaal

Wasaaradda amniga Jubbaland ayaa qabatay kulan looga tashanaayo qorshaha booliska iyo is dhexgalka bulshada kaas oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo xarunta ku meel gaarka jubbland, Munaasabadaan ayaa waxaa ka qayb galay wasiir Dowlaha Aminga jubbaland Maxamed Cabdi kaliil, Agaasimaha wasaarada Aminga Aaadan yuusuf iyo gudoomiyaha Gudiga qorshaynta Booliska Jubbaland Jenaral Yuusuf Dhuumaal

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.