Xaflad Abaalmarino lagu gudoonsiinayay qaar kamid ah ardeyda Iskuulka Aayatiin ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq

Waxaa Magaalada Caabudwaq lagu qabtay Xaflad Abaalmarino lagu gudoonsiinayay qaar kamid ah ardeyda Iskuulka Aayatiin, Xafladaan ayaa waxaa kaso qayb galay Madaxa waxbarashada Degmada Caabudwaaq waaladiinta ardayda,Maacaliin iyo Maamulka Iskuulka Aayatiiin.


cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.