Cutubyo ka tirsan ciidanka Xooga dalka ayaa Baardheere tababar loo xiray

cidaan

Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa tobabar loogu soo xiray Cutobyo ka tirsan Ciidaanka Xooga dalka Soomaliyeed qaybata 43aad, waxaana ka qayb galay xiritaanka Tobabarkaan madaxda maamulka baardheere iyo qaybaha Ciidamada Xooga dalka Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.