Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2017

DEG DEG: Xildhibaan lagu weeraray Muqdisho

5th September 2017 admin 0

Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ee dalka, ayaa lagu weeraray Magaalada Muqdisho, kadib markii gaarigii uu saarnaa Xildhibaanka lagu rasaaseeyay Degmada Hodan. Senatorka la weeraray […]

No Image

Taliyaha Cusub Ee Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal oo la Magacaabay”Akhriso”

5th September 2017 admin 0

Taliyaha Cusub Ee Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal ayaa  loo Magacaabay Gaashaanle Sare Faarax Warsame C/raxmaan,waxaana Xilkii laga qaaday  Gaashaanle Sare C/rashiid Maxamuud Aw-Xuseen oo horay […]

No Image

Waqitga la qabanayo Doorashada dalka Kenya oo lagu dhowaaqay

5th September 2017 admin 0

Guddiga madaxa banaan ee doorashada iyo xuduudaha dalka Kenya ayaa kulan ay yeesheen maanta waxa ay ku go’aamiyeen in doorashada ku celiska ah ee Madaxweynaha […]

No Image

Guddoomiyaha Maxkmadda Sare oo Shaqada ka Joojiyey 18-Garsoore

5th September 2017 admin 0

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa soo saaray wareegto shaqada uu kaga joojiyey 18 Garsoore oo ka hawl gala maxkamadaha gobolka Banaadir iyo […]

hirsh

Hirshabelle”ma aqbali doono in la Carqaladeeyo Doorashada Hirshabelle”

5th September 2017 admin 0

Iyadoo Dhawaan la filayo in Magaalada Jowhar ay ka dhacdo Doorashada Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle ayaa waxaa Arrintaas ka hadlay Guddiga Doorashada Maamulka Hirshabelle. Guddoomiye Kuxigeenka […]

Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ka hadlay Dhiibista Qalbi Dhagax.

5th September 2017 admin 0

Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay  arinta Muranka badan dhalisay ee ku aadan dhiibista C/kariin Sheekh Muuse […]

wado

Daawo:Masuliyiinta Baardheere oo kormeeray dhismaha wadada isku xirta garoonka iyo magaalada

5th September 2017 admin 0

Wadada isku xirta garoonka diyaaradaha iyo magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxaa ka bilowday dib u dhis lagu dayatiraayo wadadaas oo bur bur oo […]

No Image

Daawo:Qaabkii loogu soo dhaweeyey Hargeysa Madaxwayne Siilaanyo

5th September 2017 admin 0
No Image

Waqitga la qabanayo Doorashada dalka Kenya oo lagu dhowaaqay

4th September 2017 admin 0

Guddiga madaxa banaan ee doorashada iyo xuduudaha dalka Kenya ayaa kulan ay yeesheen maanta waxa ay ku go’aamiyeen in doorashada ku celiska ah ee Madaxweynaha […]

qalbi dhagax

Daawo:Mudahaarad ka Dhacay Muqdisho oo lagu dalbanyo Siidaynta Qalbi Dhagax.

4th September 2017 admin 0
carabay

Cameey iyo Carabey oo ka shiray Amaanka Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug.

4th September 2017 admin 0

C/xakiin Xaaji Cumar “Camey” Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland  iyo Maxamed Cabdi Xaashi “Carabey” Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa kulan looga hadlayo amniga waxa uu waxa ay ku […]

Rabshado ayaa ka socda Busteejada Cirtoogtaha ee laga raaco Gaadiidka aada Xaafada Oodweyne ee Degmada Deeyniile ee Gobolka banaadir.

4th September 2017 admin 0

Isfahamwaa ayaa ka taagan Busteejada Gawaarida dadweynaha laga raaco ee Cirtoogtaha ee aada Xaafada Oodweyne kaas oo u dhaxeeya qaar ka mid ah Darawalada Gawaarida […]

Banaanbax lagu taageerayay Qalbi-Dhagax oo ka dhacay Muqdisho

4th September 2017 admin 0

Banaanbax ay soo qaban qaabiyeen elellada C/Kariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax ayaa manta ka dhacay magaalada Muqdisho. Banaanbaxayaasha ayaa dalbanayay in dowladda Soomaaliya ay war cad […]

No Image

Al-Shabaab oo bilaabay in ay u hanjabaan Ganacsatada deegaanada Puntland

4th September 2017 admin 0

Cumar C/laahi Faraweyne Guddoomiyaha Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland ayaa sheegay in Shabaab ay bilaabeen in ay u hanjabaan ganacsatada Puntland iyagoo ka doonaya lacag […]

Madaxweynaha Soomaali-land oo dib ugu soo laabtay Hargeysa kadib Qaliin loogu soo sameeyay Imaaraadka.

4th September 2017 admin 0

Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” Madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulkaasi, kadib safar caafimaad oo uu ku aaday dalka Imaaraadka […]

Posts pagination

« 1 … 25 26 27 … 31 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes