Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2017

gaab

Taliyihii Ciidanka Taraafikada Gobolka Banaadir oo Xilka laga qaaday

24th July 2017 admin 0

Wararka ka imaanaya Gobolka Banaadir ayaa sheegayaaTaliyihii Ciidamada ilaalada Wadooyink Gen. Cali Xirsi Barre Cali Gaab ayaa Xilkii laga qaaday,waxaana Xilkaasi loo dhiibay Cali Maxamed […]

barlaman

Daawo:Barlamaka Soomaliya oo lagu eedeyey Inay qalalaso Siyaasadeed dalka ku hayaan Loona baahan yahay In laga Hortago

24th July 2017 admin 0

kulan ay isugu yimaadeen Magaalada Muqdisho Ururrada Bulshada Rayidka ah ayey ku dhaliileen go’aankii Golaha shacabka Soomaaliya uu ku laalay go’aankii Makxmaadda sare ee dib […]

jawaari

Dhagesyo:Barlamanka Soomaliya oo udib u celiyay sharciga la dagaalanka musuq maasuqa

24th July 2017 admin 0

Mudanayaash Baarlamanka Soomaliya ayaa maant kulankoodi cadiga ahaa waxa ay ku yeesheen Xarunta Golah shacabka ee Magaalada Muqdisho kaas oo manta la horgeeyay sharciga la […]

abaar

Daawo:Abaaro saameeyey Gobolka Sanaag iyo Gurmad La’aan Kajirta Halkaas

24th July 2017 admin 0
ciidan

Ciidanka Nabadsugida oo Dilay Maxaabis Ku Xirneed Xabsiga Demagada BaladXaawo

24th July 2017 admin 0

Wararka Naga soo Gaaraya Magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Nabadsugida Baladxaawo si qarsoodi ah xabsiga ugala baxeen maxaabiis ku xirneyd xabsiga […]

Daawo:Shirkii Sharciga Isgaarsiinta oo ka socday Kismaayo ayaa Fashil Kusoo dhamaadey

24th July 2017 admin 0

Shirkii Looga hadlaayey Sharciga Isgaarsiinta Dalka Soomaliya Ee Maal-Mihii Ugu Dambeeyey Ka Soconaayey Magaalada Kismaayo Ayaa Kusoo Dhamaadey Is-Afgarad La’aan Kadib Markii maamul goboleedyada ku […]

maxabis

Daawo:Eheladii Maxaabiistii ay sii daysay Itoobiya oo Dowlada soomaliya Umahadceshay

24th July 2017 admin 0
bardheere

Beeralayda Gobolka Gedo oo Wax soo saarkooda Kordhigay

24th July 2017 admin 0

Gobolka Gedo ayaa kamida gobolada soomaliyeed dalagyada kala duwan laga beerto sida qudaarta,Galayda,Masagada,Tubaakada,Saliida iwm, Gobolka Gedo aya kasoo kabanaya abaartii ka dhacday dhawaan waxaana ka […]

puntland

Daawo:Wasiiradii hore Puntland oo soo bandhigay waxqabadkoodii Si loogu Daro Wasiirada Cusub

24th July 2017 admin 0

Dhawaan bay ahayd markii Baarlamankii Puntland kalsoonida kala noqdeen Xukuumada uu hogaamiyo Madaxwayne Cabdiwali Gaas, waxaana hada madaxwaynaha Puntland wadaa sidii uu usoo magacaabi lahaa […]

No Image

DEaawo:Raysawasaare Khayre oo lakulmay maxaabiistii laga soo daayey Itoobiya

24th July 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Golahiisa Wasiirada, Xildhibaanno iyo Safiirka Soomaaliya u […]

No Image

Madaxweynaha Somaaliya Oo Soo Kormeeray Jaamacada Ummada

23rd July 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeer ku tagay Jaamacadda Umadda qaybteda Gahayr,waxuuna kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee xarunta.

bur

Garoonkii Diyaradaha Degmada Buurdhuubo oo lafuray iyo Diyaradihii oo ka shaqo bilaabay”Sawiro”

23rd July 2017 admin 0

Degmada buurdhuubo ee gobolka gedo waxaa xariga laga jaray garoonka diyaaradaha ee magaaladasi, Hawsha dhisida garoonka diyaaradaha degmada buurdhuubo oo mudo laba sano ah soo […]

karash

Daawo:Wasiir axmed Karaash oo asagoo Cafimaad ku maqan waayey Xilkiisii

23rd July 2017 admin 0

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe ee Caasimada […]

No Image

Daawo:Galmudug oo lagu eedeeyey Inay ka dambaysay Dagaalka Kasocda Gobolka Galgaduud

23rd July 2017 admin 0

Maamulka Gobolada dhexe ayaa ku eedeeyey Galmudug inay ka dambayso colaada iyo amni la’aanta kajirta gobolka Galgaduud gaar ahaan Kan maal mahaan kasocday Xeraale, dagaalkaan […]

No Image

Baarlamaanka Galmudug oo loo shaqeegay inay gutaan shaqadii loo idmay

23rd July 2017 admin 0

Baarlamaank Galmudug ayaa iska maqan tan iyo intii aydoorteen Madaxwayne Cusub Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) waxaana weli looga fadhiyo in uu soo Magacaabo Golihiisa Wasiirada cusub […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes