Daawo:Shirkii Sharciga Isgaarsiinta oo ka socday Kismaayo ayaa Fashil Kusoo dhamaadey

Shirkii Looga hadlaayey Sharciga Isgaarsiinta Dalka Soomaliya Ee Maal-Mihii Ugu Dambeeyey Ka Soconaayey Magaalada Kismaayo Ayaa Kusoo Dhamaadey Is-Afgarad La’aan Kadib Markii maamul goboleedyada ku eedeeyeen wasiirka Boostada Isgaarsiinta Soomaliya inuu Sharcigii Isgaarsiinta u gudbiyey Baarlamanka Soomaliya iyadoo wada tashi laga sameyn.
Hoss ka daawo Warbixintii wariye Maxamed Kaasim

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.