DEaawo:Raysawasaare Khayre oo lakulmay maxaabiistii laga soo daayey Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Golahiisa Wasiirada, Xildhibaanno iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya, ayaa booqday 114 dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa magaalada Jigjiga, kuwaas oo dib-u-helay xoriyaddoodii, haatanna ay gacanta ku hayso Dawladda Soomaaliya.

Maxaabiistaan ayaa kasoo kala jeeda Gobolada soomaliya oo dhan sida Gobolada waqooyi ilaa koonfurta maxaabiistaan aya uga mahad celiyey Dowlad Soomaliya iyo Raysawsaare Khayre sida wanaagsan ee uga soo daayeen xabsiyada Itoobiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.