Baarlamaanka Galmudug oo loo shaqeegay inay gutaan shaqadii loo idmay

Baarlamaank Galmudug ayaa iska maqan tan iyo intii aydoorteen Madaxwayne Cusub Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) waxaana weli looga fadhiyo in uu soo Magacaabo Golihiisa Wasiirada cusub taas oo uu ladaahay.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa isugu yeeray Mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug inay ksuoo noqdaan Xarunta ku meel gaarka ah ee Maamulka Galmudug si loo gudo galo shqada sugaysa Mudanayaasha Baarlamanka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.