Daawo:Galmudug oo lagu eedeeyey Inay ka dambaysay Dagaalka Kasocda Gobolka Galgaduud

Maamulka Gobolada dhexe ayaa ku eedeeyey Galmudug inay ka dambayso colaada iyo amni la’aanta kajirta gobolka Galgaduud gaar ahaan Kan maal mahaan kasocday Xeraale, dagaalkaan Xeraale ka dhacay ayaa waxuu gaystay qasaare isugu Jira dhaawac iyo dhimasho mana ahan markii ugu horeysay ee lagu eedeeyo Maamulka Galmudug ee xaruntiisa tahay Cadaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.