Daawo:Barlamaka Soomaliya oo lagu eedeyey Inay qalalaso Siyaasadeed dalka ku hayaan Loona baahan yahay In laga Hortago

barlaman

kulan ay isugu yimaadeen Magaalada Muqdisho Ururrada Bulshada Rayidka ah ayey ku dhaliileen go’aankii Golaha shacabka Soomaaliya uu ku laalay go’aankii Makxmaadda sare ee dib ugu laabashada sideed ka mid ah kuraasta golaha shacabka.

War-saxaafadeed ay soo saareen Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa lagu sheegay in go’aankaas uu yahay mid siyaasi ah oo aan waafaqsaneyn kala sarreynta iyo kala madxbanaaneynta Hay’adaha dowladda, Maxkamada go’aanka ay soo saarto waxaa lagu burin karaa oo kaliya go’aan Maxkamadda ka sarreysa ay soo saartay taasna ay tahay waddada saxda ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.