Beeralayda Gobolka Gedo oo Wax soo saarkooda Kordhigay

bardheere

Gobolka Gedo ayaa kamida gobolada soomaliyeed dalagyada kala duwan laga beerto sida qudaarta,Galayda,Masagada,Tubaakada,Saliida iwm, Gobolka Gedo aya kasoo kabanaya abaartii ka dhacday dhawaan waxaana ka soo go’aya beeraha degmada Baardheere dalagyo kala duwan waxana qaarkood loo dhoofiyaa dalka dibadiisa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.