Daawo:Wasiiradii hore Puntland oo soo bandhigay waxqabadkoodii Si loogu Daro Wasiirada Cusub

puntland

Dhawaan bay ahayd markii Baarlamankii Puntland kalsoonida kala noqdeen Xukuumada uu hogaamiyo Madaxwayne Cabdiwali Gaas, waxaana hada madaxwaynaha Puntland wadaa sidii uu usoo magacaabi lahaa Wasiiro cusub.

Wasiiradii hore ayaa waxay bilaabeen inay soo bandhigaan waxqabadkoodii si loogu soo daro wasiirada Cusub ee lagu wado in lasoo magacaabo.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.