Dhagesyo:Barlamanka Soomaliya oo udib u celiyay sharciga la dagaalanka musuq maasuqa

jawaari

Mudanayaash Baarlamanka Soomaliya ayaa maant kulankoodi cadiga ahaa waxa ay ku yeesheen Xarunta Golah shacabka ee Magaalada Muqdisho kaas oo manta la horgeeyay sharciga la dagaalank Musuq maasuqa, Wasiirka Cadaaladda ee xukuumadda federaalka Xasan Xuseen Xaaji ayaa golaha Shacabka ka hor akhriyay sharciga dhismaha guddiga madaxa-bannaan ee la-dagaalanka musuq-maasuqa iyo faa’idooyinka uu dalka u leeyahay.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa kulanka ku sheegay in uusan meesha ka cadeyn Miisaaniyada uu ku Shaqeyn lahaa Guddigaan islamarkaana ay muhiim tahay in Wasiirka dib loogu celiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.