Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2017

No Image

Madaxweyne Soomaliya oo qaabilay R/wasaare ku xigeenka Turkiga

2nd April 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay R/wasaare ku xigeenka Wadanka Turkiga oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, Mudane Maxamed C/laahi […]

somco

hay’ada Somali Care “SOMCCO” ayaa muqdisho ku qabatay Kulan looga Hadlaayey Gudniinka Fircooniga

2nd April 2017 admin 0

hay’ada Somali Care and Correction Organisation Ee xarunteda tahay Barlin ee wadanka Germany Kana Shaqeyso Caawinta Bulshada Soomaaliyed Kana Howl kagasho Caasimadda Dalka Ee Mogdisho […]

kaasim

Wariye Maxamed kaasim oo u kuurgaley qilaaf ka dhex jira dadka Muruq maalka ee Kismaayo

2nd April 2017 admin 0

Waxaa cabasho ka imaaneyso dadka ku shaqeysto kareetooyinka iyo gaari gacanada ee ku sugan magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose oo ka cabanaayo dadka […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga oo soo gaaray Magaalada Gadiid iyo warshad ku deeqay

2nd April 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga Sayn Bekir Bozda ayaa iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana Garoonka Aadan Cadde […]

No Image

Muqdisho:Hay’adda SOMCCO Ayaa Deeq Garsiisay Caruurta iyo Hooyoyinka La ildaran Abaarta

2nd April 2017 admin 0

Somalia Care and correction organization (SOMCCO) Ayaa Waxay Deeq Garsiisay Caruurta iyo Hooyoyinka La ildaran Abaarta Kana Muuqto Nafaqo daro Deeqadaas oo ah kartoomo Timir […]

No Image

Video+Sawiro:haweenka jubbaland oo deeq gaarsiiyey dad ay abaaruhu saameeyeen ee kusugan Kismayo

2nd April 2017 admin 0

Haweenka jubbaland gaar ahaan kuwa degmada kismaayo ayaa is xilqaan ay sameeyeen waxaa u suura gashey in qaar ka mid ah dadka ay saameynta ku […]

No Image

Daawo: UNICEF oo biyo dhaamis ka wada Galbeedka Gobolka Sool

2nd April 2017 admin 0
No Image

Buuhoodle oo Laga Taagey Talo Lagu Xasuusto Shacabkii Somaliland Ku xasuuqday Kalshaale

2nd April 2017 admin 0

Magaalada Buuhoodle Waxaa saaka laga taagay Taalada loogu magac daray Taalada Kalshaale , Taalladan oo loogu talagalay in lagu xasuusto xaasuuqii Kalshaale ka dhacay 5 […]

markab

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Kalluumeysiga oo xilka la wareegay

2nd April 2017 admin 0

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi ayaa maanta xilka Wasaaradda si rasmi ah ugala wareegay Wasiirkii hore ee […]

No Image

Wasiirka Boostada oo maanta xilka si rasmi ah ula wareegay

2nd April 2017 admin 0

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsinta iyo Teknoloojiyadda Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradaasi Maxamed Jaamac Mursal, iyadoo […]

No Image

Daawo: Wasiirka Cusub Ee Waxbarashada Somaliya Oo Xilkii La Wareegay

2nd April 2017 admin 0
No Image

Muuqaal:Wasiirka Cusub Ee Maaliyada Somaliya Bayle Oo Xilkii Lagu Wareejiyay

1st April 2017 admin 1

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa saaka ka qeybgalay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda mudane Dr. […]

No Image

Soomali Lagu Dilay Johnsburg Dalka Koonfur Afrika+Sawirro

1st April 2017 admin 0

Koooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa maanta Magaalada Johnsburg ee dalkaas waxa ay ku dileen labo wiil oo dhalinyaro Soomaliyeed ahaa kuwaasi oo goobo ganacsi […]

No Image

Video+sawiro:Waxgaradka Deegaanka Barwaaqo ee Gobalka Galgaduud ayaa kacabanaya Xaalad Nolol Xumo

1st April 2017 admin 0

Dadka kudhaqan Deegaanka Barwaaqo ee Gobalka Galgaduud oo kacabanaya Xaalad Nolol Xumo oo haysata Xili ay ka sii darayso Abaarta kajirta Gayiga Soomaalida,Dadka kunool Deegaankaan […]

No Image

Dhagesyo:Raisulwasaare Kheyre Meel musuq maasuq kajiro alla kacabsiga waa ku yar yahay

1st April 2017 admin 0

Raisulwasaaraha  Soomaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay wasiirka Cusub ee wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaliya Dr C/raxmaan […]

Posts pagination

« 1 … 21 22 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes