Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2017

No Image

Muuqaal:Xaflado ay xilalka kula wareegayeen ilaa 4 wasiir ayaa siyaabo kala duwan loogu qabtay Muqdisho

4th April 2017 admin 0

Xaflado ay xilalka kula wareegayeen ilaa 4 wasiir ayaa siyaabo kala duwan ayaa loogu qabtay Magaalada Muqdisho, Kala wareejinta xilalkaan kala duwan ayaa kadhacay xarumaha […]

No Image

Daawo:Madaxwaynaha jubbaland oo qiray in Dhib kajira Kismaayo Mar uu lahadlaayey Barlamanka Jubbaland

3rd April 2017 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Isniin ah furay kal-fadhigii Sadexaad ee Golaha Shacabka Jubbaland Kulanka koobad ee […]

juuxaa

Bulshada Puntland ayaa Xaflad taageerid ah u sameeyey Wasiirka wasarada Ariimaha gudaha Juxaa

3rd April 2017 admin 0

Xaflad si her sarre loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynayo Wwasiirkii hore ee waxbarashada Puntland haatana ah wasiirka Arrimaha Gudaha ee dowlada soomaliya Cabdi […]

No Image

Muuqaal:Wasiir Xoosh Jibriil oo Wasaarad Mahiim ah Hogaanka uqabtey

3rd April 2017 admin 0

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta la wareegay xilka Wasaarada, waxaana munaasabadaan goob joog ka ahaa Ra’iisal Wasaare kuxigeenka Xukuumada Mudane […]

qara

Madaxwayne Siilaanyo Oo La Kulmay Ergayga Qaramada Midoobay Ee Somalia

3rd April 2017 admin 0

Wakiilka Gaarka ee Qaramada Midoobay u fadhiya Magaaada Muqdisho, Danjire Michael Keating ayaa waxuu sheegay kulamo kala duwan uu la qaatay Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland, Axmed […]

xaad

Muuqaal: Muqdisho Kulan Lagu Dalbanayay Siidaynta Maxbuus Ku Xidhan Hargaysa

3rd April 2017 admin 0
itoobiya

Dhageyso: Ciidanka Itoobiya oo ka baxay Ceelbuur iyo Shabaab oo la wareegay

3rd April 2017 admin 0

Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelbuur Ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiyaanka ahaa ee halkaas ku sugnaa ay Maanta isaga baxeen Degmadaasi, Ciidamada […]

No Image

Xildhibaanada juubaland oo loo furay Kalfadhigii 3aad ayakoo Niyad jab kamuuqdo

3rd April 2017 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Isniin ah furay kal-fadhigii Sadexaad ee Golaha Shacabka Jubbaland. Kulanka koobad ee […]

max

Wafdi uu hogaaminaayo guddoomiyaha Gobolka Gedo oo gaaray Baardheere

3rd April 2017 admin 0

Wafti uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Muxumud Aadan ayaa soo gaarey Degmada Baardheere ee gobolka Gedo, waxan Garoonka diyaadaha kusoo dhaweeyey Maaulka iyo qaybaha […]

turki

Daawo:Gadiidkii Badnaa ee Wadanka turkiga Ku wareejisey gobolka Banaadir

3rd April 2017 admin 0
camey

Madaxawanye ku xigeenka Puntland Cabdixakin Cabdullahi ayaa gaaray Gaalkacyo

3rd April 2017 admin 0

Madaxawanye kuxigeenka Puntland Cabdixakin Abdullahi xaji cumar camay ayaa gaaray Magaalada Gaalkacyo waxa uu ka hadlay abaaraha ka jira gobolka Mudug iyo guud ahaan Puntland, […]

No Image

Muuqaal:Xaflad Lagus oo dhaweynayao Rayswasare Khayre ayaa ka dhacaday holland

2nd April 2017 admin 0

Xaflad Duco iyo soo dhaweyn ah ayaa lagu qabtey waxaan soo qaban qabaaiyey jaliyadaha soomaliyeed ee Holland waxaana qadka telefooonka kaga qayb galay Rayswasaare Khayre […]

itobiya

Muuqaal: Jaaliyada Ethiopia Oo Hargaysa Ku Xustay Sanad Guuradii Biyo Xireenka Ethiopia

2nd April 2017 admin 0
celwaq

Gudoomiayaha degmada ceelwaaq oo Kawarbixiyey Abaaraha iyo amaanka

2nd April 2017 admin 0

gudoomiyaha degmada ceelwaaq ee gobolka gedo Ibraahin Guuleed Aadan oo aan qadka telefonka kula xariirey isagoo ku sugan degmada ceelwaaq wariye maxamed kaasim ayaa uga […]

hanad

Muuqaal:Wariye Hanad Cali Guuleed oo La Soo Badbaadiyay

2nd April 2017 admin 0

Saraakiil ka tirsan Maamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in ay Al-shabaab ka soo badbaadiyeen Wariye Hanad Cali Guuleed oo ka tirsan […]

Posts pagination

« 1 … 20 21 22 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes