Madaxwayne Siilaanyo Oo La Kulmay Ergayga Qaramada Midoobay Ee Somalia

qara

Wakiilka Gaarka ee Qaramada Midoobay u fadhiya Magaaada Muqdisho, Danjire Michael Keating ayaa waxuu sheegay kulamo kala duwan uu la qaatay Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland, Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo).

Danjire Michael Keating ayaa waxuu sheegay in Madaxweyne Siilaanyo uu kala hadlay doorashada Madaxtinimo ee Maamulkaasi oo la filayo in dhawaan lagu qabto Degaanada Maamulka Soomaaliland.

Waxaa sidoo kale uu Keating intaasi ku daray in kulanka uu a yeeshay Madaxweyne Siilaanyo lagu soo hadal qaaday abaaraha xoogan ee ku dhuftay Degaanada hoostaga Maamulka Soomaaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.