Muuqaal:Wasiir Xoosh Jibriil oo Wasaarad Mahiim ah Hogaanka uqabtey

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta la wareegay xilka Wasaarada, waxaana munaasabadaan goob joog ka ahaa Ra’iisal Wasaare kuxigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Axmed Guuleed (Khadar).

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.