Bulshada Puntland ayaa Xaflad taageerid ah u sameeyey Wasiirka wasarada Ariimaha gudaha Juxaa

juuxaa

Xaflad si her sarre loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynayo Wwasiirkii hore ee waxbarashada Puntland haatana ah wasiirka Arrimaha Gudaha ee dowlada soomaliya Cabdi faarax siciid Juxaa ayaa ka dhacday Garoowe. Xafaladaan waxaa soo qaban qaabiyey Ardaydii ka faa’idaysatey Markii Wasiir Juxaa ahaa wasiirka waxbarashada oo qaar badan wax barasho ka heleen Dalalka dibadiisa ayaa ugua mahad celiyey Wasiir juxaa shaqadii uu uqabtey Ardayda Puntland ilaahyna uga baryey in uu ku Guuleeyo shaqada hada loo dhiibay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.