Madaxawanye ku xigeenka Puntland Cabdixakin Cabdullahi ayaa gaaray Gaalkacyo

camey

Madaxawanye kuxigeenka Puntland Cabdixakin Abdullahi xaji cumar camay ayaa gaaray Magaalada Gaalkacyo waxa uu ka hadlay abaaraha ka jira gobolka Mudug iyo guud ahaan Puntland, waxaa kaluu ku eedeeyey Dawlada soomaliya inay kasoo bixi wayday Muqdisho oo ka gaabisey inay Booqato bulshada abaaruhu saameeyeyn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.