Muuqaal:Wariye Hanad Cali Guuleed oo La Soo Badbaadiyay

hanad

Saraakiil ka tirsan Maamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in ay Al-shabaab ka soo badbaadiyeen Wariye Hanad Cali Guuleed oo ka tirsan Warbaahinta Goobjoog oo shalay laga Afduubtay Duleedka Magaalada Muqdisho, Shalay ayey aheyd markii Wariye Hanad Cali Guuleed laga Afduubtay Meel u dhaw Kaamka Weydow oo ku yaalla Duleedka Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.