Gudoomiayaha degmada ceelwaaq oo Kawarbixiyey Abaaraha iyo amaanka

celwaq

gudoomiyaha degmada ceelwaaq ee gobolka gedo Ibraahin Guuleed Aadan oo aan qadka telefonka kula xariirey isagoo ku sugan degmada ceelwaaq wariye maxamed kaasim ayaa uga warbixiyey xaaladda guud ee degmada ceelwaaq ee gobolka gedo .
gudoomiyaha ayaa ii sheegey in ay jiraan howlgalo ay si wada jir ah u sameynayaan ciidamada xooga dalka kuwa jubaland iyo ciidamada kenya ee ku sugan degmadaas,
ujeedka howlgaladaan ayaa lagu sheegey ka dib markii ay soo bexeen culeys dhinaca amaanka ah kaas oo ay maamulka degmada dareemeen in ay wadaan ururka alshabaab oo aan sidaas degmada uga dheereyn.
Daawo waraysigii maxamed qaasim la yeeshay udoomiyaha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.