Dhageyso: Ciidanka Itoobiya oo ka baxay Ceelbuur iyo Shabaab oo la wareegay

itoobiya

Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelbuur Ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiyaanka ahaa ee halkaas ku sugnaa ay Maanta isaga baxeen Degmadaasi, Ciidamada Itoobiya ayaa Mudo dhan 3 Sano Maamulayay Degmada Ceel-buur ee Gobolka Galgaduud,waxaana tan iyo Xiligaa Magaalada Ceel-buur ay ku jirtay Go’doon ay saareen Dagaalameyaasha Al-shabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.