Muuqaal:Xaflad Lagus oo dhaweynayao Rayswasare Khayre ayaa ka dhacaday holland

Xaflad Duco iyo soo dhaweyn ah ayaa lagu qabtey waxaan soo qaban qabaaiyey jaliyadaha soomaliyeed ee Holland waxaana qadka telefooonka kaga qayb galay Rayswasaare Khayre waxaana uu u sheegay in laga qayb qaato gurmaadka abaaraha ka jira soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.