Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2017

Daawo:Haweenka Degmada Caabudwaaq oo soo dhaweyn usameeyey Gudoomiye kuxigeenka Haweenka Soomaliya

3rd January 2017 admin 0

Munaasabad ay soo qaban qaabiyeen haweenka degmada caabudwaaq oo ay kusoo dhaweynayeen gudoomiye kuxigeenka cusub ee haweenka Soomaliya Marwo Madiino goon yare qaar kamida haweenka […]

QORMO : Maxaa U Qabsoomay Golaha Shacabka Somaliyeed , Maxay Tahay Saadaasha Siyaasadeed Doorashada Qabsoomi Doonto ?

3rd January 2017 admin 0

Lama Saadaalin Karo Cidda Ku Guulaysan Doonto Hogaanka Dalka Somaliya Doorashada Ka Qabsoomi Doonto Maalmaha Nagusoo Wajahan . Sababaha Aan Lagu saadaalin Karin Waxaa Ugu […]

Daawo:Muqdisho Qaabkii ay udhac qaraxii Burburiyey in kabadan 10 guri

3rd January 2017 admin 0

Xafladii taageerida Xildhimaan C/ Shakuur cali Mire ayaa kadhacaysa London Caawa

2nd January 2017 admin 0

Waxaa magaalada London ee wadanka Uk kadhacaysa caawa xaflad si heer sare loo soo qaban qaabiyey oo lagu taageerayo Kamid noqoshada Xildhibaan Cabdi Shakuur Cali […]

qarax

Faah-faahin Ku Saabsan Qaraxyada Ka Dhacay Magaalada Muqdisho “Masawiro”

2nd January 2017 admin 0

Qaraxyada oo labo ahaa oo islamarkaana ismiidaamin ahaa ayaa si weyn loogu maqlay gudaha magaalada Muqdisho, Qaraxa koowaad ayaa la sheegay in loo adeegsaday gaari […]

Muqdisho Qaraxyo goor dhaw ka dhacay iridka Xerada Xalane

2nd January 2017 admin 0

Qaraxyo Xoogan ayaa goordhaw ka dhacay agaagarka Xeradda Xalane oo fariisin u ah Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom waxana jira qasaaro ka dhashay Qaraxyadaasi, Qaraxa […]

jim

Madasha Talada Qaranka iyo Xusuus aan la ilaabi Karin W/Q Jimcaale

2nd January 2017 admin 0

Waxaa hubaal ah in dadka Soomaaliyeed ay wax badan xasuusnaan doonaa afarta sano ee ina soo dhaafay ,waa 20012 ilaa 20016 oo nimanka ku bohoobay […]

rashin

Bangeele iyo Huurshe oo Lagaarsiiyey deeq raashin ah

2nd January 2017 admin 0

Shirkad Isgaarsiinta ee Hormuud ayaa deeq Raashin ah oo iskugu jirtay Bur,Sonkor,iyo Saliid ugu deeqdey deeganka Bangeele iyo huurshe dadkaan ayaa baahi wayn uqabaey cuntadaan.

Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Xildhibaanno Aqalka Sare Ah Oo Kormeeray Dhismaha Cusub Ee Aqalka Sare

2nd January 2017 admin 0

Ra’iisulSharmaarke oo weheliyaan xubno ka tirsan Aqalka sare ayaa kormeer ku tagey xafiisyo cusub oo loo diyaariyey in ay ku shaqeeyaan Xubnaha Aqalka Sare ee […]

No Image

Shacabka Maamulka Koofur Galbeed oo soo dhaweeyey Musharaxa Barlaamanka Jawaare

2nd January 2017 admin 0

Wax garadka iyo odoyaal ka soo jeeda degaanada koonfur galbeed ayaa taageeray musharax Maxamed Sh Cismaan Jawaari oo ah Musharaxa Gudoonka Barlamanka Somaliya waxayna sheegeen […]

Daawo:Guddiga qaban qaabada doorashadda Guddoonka Baarlamanka oo la magacaabay iyo qabiiladooda

2nd January 2017 admin 0

Guddiga qaban qaabada doorashadda Guddoonka Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta la magacabay, kadib kulan Mudanayasha baarlamaanka ay ku yesheen magaalada Muqdisho, Guddiga oo ka kooban 15 […]

No Image

Daawo:Musharax Farmaajo Xasan shiiq balanqaadkiisii ma fulin

1st January 2017 admin 0

Musharaxa Madaxwyanah Maxamed Cabdulaahi Farmaaji ayaa shir jaraa’id oo ku qabtey Xamer ayaa dhaliiley Xasan shiiq oo balanqaadkiisi hal qof iyo codkiisa inay dhici doonto […]

sharif

Daawo:Shirkii Jaraa’id ee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiiq Shariif oo eedeyey Xasan shiiq

1st January 2017 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Maanta Dalka dib ugu soo laabtay ayaa si kulul uga hadlay Xaaladda ay hadda ku […]

bar

Xildhibaano Metelaya Somaliland oo Muqdisho Lagu Doortay

1st January 2017 admin 0

Salaadda Jannaasada meydka taliye ku xigeenkii Ilaalada madaxtootayada Soomaaliya (Sawiro)

1st January 2017 admin 0

Allaha u naxariistee G/sare Cabdi Cabdulle Qoor-gaab, oo ahaa taliye ku xigeenka ciidanka madaxtooyada Soomaaliya oo shalay askari ka tirsan ciidanka Villa Soomaaliya uu ku […]

Posts pagination

« 1 … 20 21 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes