Daawo:Guddiga qaban qaabada doorashadda Guddoonka Baarlamanka oo la magacaabay iyo qabiiladooda

Guddiga qaban qaabada doorashadda Guddoonka Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta la magacabay, kadib kulan Mudanayasha baarlamaanka ay ku yesheen magaalada Muqdisho, Guddiga oo ka kooban 15 xubnood ayaa loogu qeybiyay shanta beelood ee uu baarlamaanka ka koobanyahay.
Hoos Kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.