Daawo:Musharax Farmaajo Xasan shiiq balanqaadkiisii ma fulin

Musharaxa Madaxwyanah Maxamed Cabdulaahi Farmaaji ayaa shir jaraa’id oo ku qabtey Xamer ayaa dhaliiley Xasan shiiq oo balanqaadkiisi hal qof iyo codkiisa inay dhici doonto waxuuna u badala mid dadban oo umada layska horgeynaayo, dib udhaca ku yimid doorashada waxaa ka masuula Xasan shiiq.
Farmaajo ayaa sheegey inuu rabo hawshii uu bilaabey inuu dhameystiro madaama aan ahay murashaxa shacabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.