Daawo:Shirkii Jaraa’id ee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiiq Shariif oo eedeyey Xasan shiiq

sharif

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Maanta Dalka dib ugu soo laabtay ayaa si kulul uga hadlay Xaaladda ay hadda ku jirto Soomaaliya,waxaana uu sheegay in Dhan walba uu Soomaaliya dhaawac ka gaaray islamarkaana ay dalka la hareen Madaxda hadda Waqtigoodu dhamaaday ee Dalka soo maamulayay Afartii Sano ee la soo dhaafay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.